Maxaa loo baahanyahay Marka tartan Qandaraas loo shaacinayo ummadda?

0

1.waa inuu qofka tartanka galayaa ama shirkaddu ay khibrad u leedadahay waxa tartarka ay u galayso oo ay badka soo dhigto iyo wixii lamid ah ay hore uga hirgalisay wadanka gudihiisa amase dibadiisaba iyo waxa ku baxaaya qarash ah.

Waxay gudidu xaq u leedyihiin inay xog raac samayso inay waxa ay sheegayaan ay dhab tahay iyo inkale. amase haddii ay soo baxdo wax wixii ay sheegeen  uu runta ka baxsanyahay markaa waa inay gudidu dib ula soo noqoto bixintii ay bixisay lana qasiro shirkadaa ama qofkii lahaa ee beenta sheegay.

  1. Gudida hadii ay  sharkada ay leeyihiin ama ay gacansaarba ay la leeyihiin qofka mulkiilaha  ah amase ay meel iska soo galaan  siday doontaba ha ahaatee  guddi ma noqonkaro kamana soo ag dhawaan karo.

وبالله التوفيق

Abbdulfatah Farah Abdi

FADDEEXADO MUSUQMAASUQ OO DUL HOGANAYA GUDDIDA QANDARAASYADA QARANKA