Maxaad kala socotaa sunta lagu aasay Berbera?

0

Hargeysa (Berberanews)- Xildhibaan Siciid Warsame oo ka mida mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxa uu sheegay in dekeda magaalada Berbera lagu aasay sun, Isagoona xusay masuul goob joog ka ahaa.