Maxkamadda Rafcaanka Maroodi-jeex oo xayirraadii ka qaadday Wargeyska Foore

0

Hargeysa(Berberanews):- Maxkamadda Racfaanka gobolka Maroodi-jeex, ayaa xayiraad toddoba bilood saarnayd ka qaadday Wargeyska Foore oo ka mid ah Wargeysyada madaxa-bannaan ee ka soo baxayey magaalada Hargeysa.

Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA iyo Masuuliyiinta Wargeyska Foore, ayaa ka hadlay go’aanka Maxkamadda iyo marxaladihii ay soo martay dacwaddu.

Warkooda oo faahfaahsan, ka daawo muuqaalkan