Maxkamadda Sare ee Somaliland oo Burco ka bilowday dhegaysiga dacwado kala duwan

0

Burco(Berberanews)- Maxkamada sare ee Somaliland ayaa waxa ay dhagaysi dacwado ka bilawday magaalada Burco iyadoo halkaasi ay ku dhagaysanayso kuna qaadayso kiisas iyo dacwado badan.

Guddoomiyaha maxkamada sare ee Somaliland Prof: Aadan Xaaji Cali oo hogaaminayay waftigan balaadhan ee ka socda Maxkamada Sare ayaa faah-faahin ka bixiyay talaabaadan ay Maxkamada sare ugu soo guurtay gobolada bariga.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka;-