Mid Ka Mid Ah Beelaha Bariga Burco Oo Kasoo Horjeesatay Ololaha Uu Maxamuud Xaashi Ku Guure Bahalaynayo Qaarada Yurub

0

Shir Si Teleconference Sadexdii Maalmood Ee Ugu Dambeeyey Ay Qurbe Jooga Beesha Cumar Jibriil Ee H/jeclo Dalalka Jarmalka iyo Faransiiska Switzerland Oo Kaga Arinsanayeen Xaalada Xisbiga Kulmiye Oo Aad Moodo in Siyaasiga Maxamuud Xaashi Ololihiisii Usoo Raray Dalka Debediisa Gaar Ahaana Dalalka Kor Ku Xusan

Islamarkaana Ay Nasoo Gaadhaya Wargelin iyo Dad Olole Wada Kuwaas Oo Halku Dhigoodu Yahay Waxa Dalalka Jarmalka iyo Faransiiska Switzerland Imanaya Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi Waxa Ujeedka Kulankiisuna Yahay inuu La Kulmo Qurbe Joogta Dhalinyarada U Badan Ee Beelaha H/jeclo Guud Ahaan Marka Hore Marka Labaad Wuxu Doonayaa inuu Kulan Hoosaad Gaar Ah La Qaato Beesha Cumar Jibriil iyo Beesha Muuse Abokor Oo Isagu Kadhashay Hadaba Markii Aanu Aragnay Sida Wax Loo Wado Iyo in Damacii Xisbiga Kulmiye Ee Maxamuud Xaashi Cabdi Loosoo Raray Debeda Waxay Qurbe Joogta Beesha Cumar Jibriil Ee H/jeclo Sadexda Wadan Ee Kor Ku Xusani Yeesheen Shir Degdeg ah Waxana Kasoo Baxay

Go.aankan Hoos Ku Qoran

(1) Beesha Cumar Jibriil H/jeclo Waxa Ka Go.an Ilaalinta iyo Jirtaanka Madaxbanaanida Jamhuuriyada Somaliland

(2) Waxa Qurbe Jooga Beesha Cumar Jibriil Ee H/jeclo Waxay Xisbiyada Somaliland U Arkaan Hayaddo Qaranku Leeyahay Oo Aan Noqon Karin Dukaamo Beelo Leeyihiin Waxayna Qurbe Jooga Beeshu Cod Dheer Beelaha Somaliland Ugu Sheegaysaa in Xisbiyada Laga Daayo Qabyaalada

(3) Qurbe Jooga Beesha Cumar Jibriil H/jeclo Waxay Ugu Baaqayaan in Raga Damaca Ka Leh Xisbiga Kulmiye inay Damacooda Xisbiga Kulmiye Ka Dhexraadsadaan Ee Aanay Shacabka Iyo Social media Laga Dhexraadin Gudoomiyenimada Xisbiga Kulmiye iyo Musharaxnimada Xisbiga Kulmiye

(4) Qurbe Jooga Beesha Cumar Jibriil Ee Kusugan Dalalka Jarmalka iyo Faransiiska Switzerland Waxay Cadaynayaan in Aanay jiridoodin Kulan Hoosaad Ama Kulan Gaar Ah Oo Ay La Yeelan Doonaan Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi Ayna Ula Simanyihiin Beelaha H/jeclo Weyn Mana Garan Karo Sabab Uu Beelweynta Cumar Jibriil Ee Ee H/jeclo Maxamuud Xaashi Cabdi Ugu Lamaaniyo Beeshiisa Haduu Rabo inuu La Kulmo

(5) Qurbe Jooga Beesha Cumar Jibriil Ee H/jeclo Waxay Cadaynayaan in Raga Damaca Ka Leh Xisbiga Kulmiye U Simayihiin Oo Nina Gaar Ugu Xisaabtamin

(6) Qurbe Jooga Beesha Cumar Jibriil Ee H/jeclo Waxay Xukuumada Iyo Xisbiga Kulmiye Uga Digayaan In Xisbiga Hagbad Laga Dhigo Taas Oo Halis Gelin karta Jiritaanka Jamhuuriyada Somaliland

(7) Qurbe Jooga Beesha Cumar Jibriil Ee H/jeclo Waxay Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaradka ah Ugu Baaqaysaa Inay Labada Dhinacba Tanaasul Dheeraad ah Ka Sameeyaan Arimaha Khilaafka Ku Taaganahay Ee Qabsoomida Doorashooyinka Dalka iyo iyo Kommishanka Qaranka Si Dalku Hore Ugu Socdo

(8) Waxa Qurbe Jooga Beesha Cumar Jibriil Ee H/jeclo Ku Baaqayaan inay Shir Isugu Yimaadaan Magiciisa Layidhaado (Samatalis) Beelaha Walaalaha Ah Ee Kala Ah

☆ Maxamed Sheekh Isaxaaq (Cimraan)

☆ Ibraahim Sheekh Isaxaaq (sabuur)

☆ Daa’uud Muuse Sheekh Isaxaaq (Reer Dood)

☆ Cumar Jibriil

☆ Samane Abokor

Shirkaas Oo Lagu Badbaadiyo Midimada Beelaha H /jeclo iyo In Aan Magaca Beelaha H/jeclo Lagu Hanadadin Xukuumada iyo Xisbigeeda Kulmiye Waxa Kale Shirkan Lagu Diidayaa in Hagbad Cusub Dad Gaar Ahi Wato Laynagu Duldhiso

(9) Qurbe Jooga Beesha Cumar Jibriil Ee H/jeclo Waxay U Taagantahayhj Ilaalinta Qaranimada Jamhuuriyada Somaliland

Ilaalin Midnimada Beelaha Reer Sheekh Isaxaaq iyo Beelaha H/jeclo

Magacyada Qurbe Joogta Beesha Cumar Jibriil H/jeclo

Maxamed Jaamac Ismaaciil

Cali Aaden ilkacase

Maxamed Dirir Axmed

Cali Siciid Salebaan

Faysal Maxamed Cali

C/qani Ismaaciil Maxamed

Cabdi Cawil Faarax

Ismaaciil Aaden Yusuf

Yasin Cismaan Jaamac

Muuse X Dahir Cabdi

Dahir Saleban Axmed

Cadanan Jaamac shire

Axmed Ciise Qorax

Luul Siciid Yusuf

Canab Dahir Xasan

Hoodo Diiriye Jaamac

Foosiya Axmed Cigaal

Cali Mire Caynab

Khadar Jaamac shire

C/llahi Maxamed Salaad

Huda Cismaan Qaasim

Cumar Cabdi Maxamed

C/raxmaan C/llahi Maxamed

Cabdi Siciid

Cismaan Cabdi Abokor

Siciid Maxamed Yare

Cabdi Cawil Warsame

C/risaaq Faarax Joohaar

Axmed Maxamed indhacase

Sahal Salaad Nuur

Jaamac Cali Ducaale

Khadar Cawil Yusuf

Siciid Yusuf Geedi

Saynab Muuse Maxamed

C/qaadir Ismaaciil Maxamed

Farxiya Keyse Axmed

Maxamed Baashe Axmed

Maxamed Muuse Faarax

Guuleed Cali Xasan

Cali Cilmi Cabdi

Khadar Faarax Nuur

Maxamed Saleban Nuur

Caasha Cismaan Muuse

Cabdi Axmed Cawed

Hibaaq Maxamed Jaamac

Hinda Yusuf Xasan

Caasha Diiriye Axmed

Asad Cabdi Diiriye

Bayaankan Waxa Saxeexay Dadka Halkan Ku Xusan Iyo Qaarkale oo Badan

Wabilahi Tawfiiq