Mujaahidkii Ugu Horeeyey ee Ku Dhaawacma Dagaalkii SNM Ee Burco Duurey oo Xaalado caafimaad Daro Ugu Silciya Cusbitaalka Ciidanka Qaranka Iyo Warmooganaanta Taliska Muuse Biixi

0

Hargaysa(Berberanews) Mujaahidkii Ugu Horeeyey ee Ku Dhaawacma Dagaalkii SNM Ee Burco Duurey Laguna Magcaabo Labiyo Luqun ayaa Xaalado caafimaad Daro Ugu Silciya Cusbitaalka Ciidanka Qaranka Iyo Warmooganaanta Taliska Muuse Biixi

Mujaahid Siciid Cabdi Kadiye oo ku magac dheer laba iyo luqun, oo ka mid ahaa mujaahidiintii  ururkii SNM ee dagaalka  CIIDAMADI Ihuwanta ahaa ee dawladdii kaliya taliya aheyd ee Maxamed Siyaad Bare ee ku dhexmaray  Burco-duuray 1984-kii ayaa ku silcaaya maanyta cisbitaalka ciidanka qaranka Somaliland. Halkan hoose ka daawo muuqaalka sida uu yahay:-