Musharrax Cirro Oo Ka Hadlay Wakhtiga Uu Banaynayo Kuriga Guddoomiyaha Golaha Wakiillada

0

(Berbera news) Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ahna Musharraxa Madaxweynaha ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo wefti uu hoggaaminayo oo ku sugan dalka Jarmalka, ayaa warasi kooban oo uu siiyay Telefishanka Horan Cable Tv waxa uu kaga hadlay wakhtiga uu ka degayo Kursiga Guddoomiyaha Golaha  Wakiillada.

Guddoomiye Cirro oo la weydiyay wakhtiga uu Kursiga Guddoomiyaha Golaha Wakiilada uu iska casili doon,  maadama oo la mudeeyey wakhtiga doorashau dalka ka qabsoomayo, waxa uu sheegay in uu arrintaasi ka hadli-doono markuu dalka ku soo laabto.

Halkan ka daawo.

Berbera news.