Muuqaal – Agaasimaha Guud ee Wasaarada Waxbarashada Oo Ka Jawaabay Eedo Aan Sal iyo Raad Lahayn oo Ay Kula Dul Kuftay Naag Loosoo dhiibay oo sheegatay Inay Nadiifiso Ka Tahay Ceerigaabo

0

Agaasimaha Guud ee wasarada waxbarashada iyo Sayniska Somaliland Ahmed Abokor Maxamed ayaa waxba kama jiraan ku tilmamay eedo ay u soo jeedisay qof dumar ah oo shaqaale ( Nadiifiso) ka ah xarunta degmada Ceerigaabo…..