Muuqaal- “Xisbiga Ucid Kharashka Danyarta Ayaa Lagu Quudiyaa,Haduu Madhalays Noqdana 11 Sanadood In Lacag La siiyaa Maaha Inay sii Socoto,Faysalna Sadex Jeerba Wuu Dhacay” Wasiir Saleebaan Koore

0

Hargaysa(Berbera) Sanad guuradii furitaanka Muuq-baahiya Badcas 24 oo aan xalay ka qayb galay,Warbaahintu waa hanaanka wada socd ee bulshada masuuliyad weyn baana ka saaran soo gudbinta Warar-sugan oo dhexdhexaada oo dalka iyo dadka toona wax yeelayn. Waan bogaadinyaa Badcas 24 oo intuu uu soo galay hawada ka mida kuwo dardar iyo hawl cusub soo kordhiyey waana dhiirigalinyaa, waxaan rajaynyaa inuu ahaado haqbtiraha bulshada Warar-sugan.