“Muuse Dhaartii Uun-baa U Hadhay Odayga Ha Hadalo, Wasiirrada Daba Yaacayaana Waa Inay Is Casilaan” Faysal Cali Waraabe

0

(Berbera news) Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka  Eng. Faysal Cali Waraabe oo maanta dalka ku soo laabtay,  ayaa eedo u jeediyey xisbiga tallada haya ee KULMIYE, waxaanu sheegay in iyadoo aan  la gaadhin ololaha doorashada ay bilaabeen safaro salka ku haya olole siyaasadeed

Halkana ka daawo.

Berbera news.