| Sheekh Guest House |

|
| Aflax Constuction |
 |
| Taakulaynta Abwaan Boon |
 |
| Dahabshiil |
 |
|
| News |
| Wasiirka Hawlaha Guud oo Kormeer ku Joog Gobolka Saaxil iyo Digniin ka soo Yeedhay |
 Wasiirka hawlaha guud iyo guryaynta JSL Siciid Sulub Maxamed oo Socdaal howled ku yimi Gobolka saaxil ayaa maanta kormeer ku soo maray wadada u dhaxaysa Berbera iyo degmada sheekh, |
admin on ·
RIIX HALKAAN ·
46 Reads ·
|
|
| Ururka Xaqsoor oo soo Gebegebeeyey Tobabar Saddex Cisho Socday oo ku Saabsan Xallinta Mushkiladaha |
Waxa maanta lagu soo gebogebeeyey hudheelka Summer Time ee magaalada Hargeysa tobabar ku saabsan xallinta dhibaatooyinka oo muddo saddex casho ah uga soday xubo ka socday qaybaha.. |
admin on
RIIX HALKAAN ·
4 Reads ·
|
| Mid ka Mid ah Sallaadiinta Reer Awdal oo Baaniyey Hadallo uu Sheegay in Laga Been Abuuray |
 Suldaanka Guud ee BahabarCeli Suldaan Muuse Cilmi Dugsiye oo saxaafada gobolka Awdal u waramay maanta ayaa si weyn ugu gacan saydhay maqaal uu ku saxeexan yahay oo laga .. |
admin on
RIIX HALKAAN ·
13 Reads ·
|
| Wakiillada oo Ansixiyey Qodobadda ay Gudd-geli doonaan Ajandahooda Kalfadhiga 11-aad |
Golaha Wakiilada ayaa maanta si aqlabiyad ah isugu raacay qodobadda ajandaha kalf-fadhiga 11-aad. Guddoomiyaha Wakiillada Cabdiraxmaan Cirro oo fadhiga guddoominayay.. |
admin on
RIIX HALKAAN ·
6 Reads ·
|
| Komishanka Doorashooyinka oo Mugdi Geliyey Rajadii Laga Qabay Doorasho Qabsoonta |
"Dadweynaha Waxaan ka codsanaynaa inay kaadhadhkii hore soo xareeyaan, kuwa cusubna sirkad Faransiisa ayaanu qandaraas ku siinay.."Afhayeenka Komishanka |
admin on
RIIX HALKAAN ·
7 Reads ·
|
| Horumarka Dekedda Berbera Gaadhay Tobankii Sanno ee u Danbeeyey.Maqaal Mukhtaar Cabdiraxmaan |
Dekedda Berbera oo ah deked istiraaji ah, kuna taalla gacanka Cadmeed iyo Badweynta Hindiya oo ah biriij isku xidha labada qaaradood ee Afrika iyo Asia. waxaa lagu tilmaamaa Dekedaha.. |
admin on
RIIX HALKAAN ·
27 Reads ·
|
| Dawladda Iran oo Markii u Horraysay Gargaar u Fidin Doonta Dadka Soomaaliyeed ee ay Saammeeyeen Dagaalladu |
Dowladda Wadanka Iran, ayaa markii ugu horaysay ku dhawaaqday inay kaalmo soo gaadhsiin doonto dadka Soomaaliyeed ee ku barakacay dagaalladda ka soconaaya inta badan Koonfurta Soomaaliya.. |
admin on
RIIX HALKAAN ·
20 Reads ·
|
| “Cid kasta oo dambi gashay ama Cali Samatar ha noqoto ama kuwa Somaliland jooga ha noqotee, Illaahay…”Cabdicasiis Maxamed Samaale – WARAYSI |
Guddoomiye kuxigeenka golaha Wakiillada Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa sheegay in dib-u-dhac markale ku yimaada doorashada raagtay ee Madaxtooyadu uu dhibaato.. |
admin on
RIIX HALKAAN ·
34 Reads ·
|
|
 |
| Wasiirka Duullista Hawada oo Madaarka Berbera ku Saggootiyey Wefti ka Socday Dalka China |
Wasiirka Duulista Hawda Somaliland Cali Maxamed Warancadde, ayaa maanta ku sagootiyey Madaarka Berbera Wefti ka socday dalka shiinaha oo dalka soo gaadhay, kuwaasoo ambababxay.. |
admin on
RIIX HALKAAN ·
59 Reads ·
|
| Gabadh 15 Jir oo Waalidkeed Lagu Wareejiyey Markii Laga Badbaadiyey nin La Sheegay Inuu Iib Geynayo |
Wasaaradda Qoyska Somaliland, ayaa ehladeeda u gacangelisay gabadh 15 jir ah oo laga soo kexeeyey Magaalada Qardho ee Dalka Soomaaliya, taasoo la sheegay in si tuugo ah loo soo xaday, |
admin on
RIIX HALKAAN ·
46 Reads ·
|
| Mudanayaasha Wakiillada oo lo Qaybiyey Qodobada Ajandaha Kal-fadhiga 11aad |
Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa maanta loo qaybiyey Ajandaha Kalfadhiga 11aad ee golahaas, oo si rasmiya u furmay, kaasoo ay ku jiraan ansixinta xeerar tiro badan, oo lagu wargeliyey. |
admin on
RIIX HALKAAN ·
11 Reads ·
|
| Dood-cilmiyeed ku Saabsan Waajibaadka Gabadha ka saaran Guriga iyo baahida ay u qabto Bulshadu oo ka Dhacday Jaamacadda Hargeysa |
 Ururka Horumarinta Haweenka iyo Carruurta ee GUDDOON oo ay ku bahoobeen hablo ku xeel dheer dhinaca diinta, ayaa dood cilmiyeed ku saabsan Waajibaadka |
admin on
RIIX HALKAAN ·
35 Reads ·
|
| Xaflad weyn oo lagu furayay shirkada SOMTEL oo si habsami leh ugu dhacday Borama |
 Hotelka RAYS ee magaalada Borama ayaa maanta si weyn waxaa ugu dhacay Xaflad aad loo soo agaasimay oo lagu furayay shirkada SOMTEL oo muddooyinkii ugu dambeeyay aad u sugayeen |
admin on
RIIX HALKAAN ·
12 Reads ·
|
| "Dhawaan waxaan tegayaa Buuhoodle iyo Ceerigaabo oo aan ku noqonayaa"Guddoomiye-xigeenka Baarlamaanka Kenya |
HALKAN KA AKHRISO WARARKII OGAAL EE MAANTA |
admin on
RIIX HALKAAN ·
21 Reads ·
|
| Guddoomiyaha iyo Ku-xieegka Guddida Joogtada ee Guurtida oo Baarlammanka Kenya ka Dalbaday Inay u Yeedhaan Wasiirkooda Arrimaha Debeda |
Guddoomiyaha Guddi hoosaadka Joogtada ee Golaha Gurtida Muxumed Aw Axmed iyo Ku-xigeenkiisa Cabdicasiis Maxamed Gaaxnuug, ayaa ka dalbaday baarlammaanka dalka Kenya.. |
admin on
RIIX HALKAAN ·
32 Reads ·
|
|
|
|
| Login |
Not a member yet? Click here to register.
Forgotten your password? Request a new one here.
|
| Telesom Berbera |
 |
| Gollis University |
 |
| QARANDOON.com |

|
| Lucy University |
 |
| Kalluumeysato |
 |
| Berbera Port |
.jpg ) |
| Degmada Sheekh |
.jpg ) |
| D/Hoose Berbera |
.jpg ) |
| Maxjarka Berbera |
.jpg ) |
|