Qaar Ka Mid ah Taangiyada Dagaalka ee Ugu Wanaagsan Xogta Dahsoon

0

Barnaamijkeenan xogta dahsoon waxaynu ku daah qaadaynaa taangiyada dagaalka ee dagaalada loo isticmaalo waxana aynu soo qaadanaynaa qaar ka mid ah qaybaha ugu tayada roon, innaga oo kaga qiyaas qaadanayna dhinacyada awoodda, shiishka, dhaqaaqa degdega ah iyo xawaarahooda.