Qabiilada Lugaha Gorayada Leh, Zimbabwe (Xogta Dahsoon)

0

Qaabkan la yaabka leh ee cagahoodu u muuqdaana waxa loo aanaynayaa arimo la xidhiidha dhanka hiddaha ama Gentics-ka iyadoo afar qof oo kasta oo qabiilkaa ka mid ah uu mid ka mid ahi cagahiisu qaabkaa yihiin.