Qolka ku dul yaalla saacadda Magaalada Makkah?

0

Kaabadda ama Tower-ka ay ku xidhan tahay saacada Magaalada Makkah ee dusha ka eegaysa Kacbada barakaysan  waa dhismaha sadexaad ee ugu dheer dunida, laakiin waxaa jirta xogo kale oo ku dahsoonaa saacaddaa kuwaasoo dhowaan la daah qaaday.