“Radio Hargeysa Wuxuu U Egyahay Radiyoowgii Dadka Ruwaanda Xasuuqay”Gudoomiye Cirro

0

(Berbera news) Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI iyo Golaha Wakiillada, ayaa dhaliilay falalka gurucan ee ay ku kacday dalka Radio Hargeysa iyo Tv-ga dawladda oo uu ku tilmaamay Radio-gii Ruwaanda ee dadka xasuuqay.

Halkan ka daawo.

Berbera news.