“Raga Dhagaweyne TV-yada Uga Soo Jawaabaya, Waxaan Leeyahay Maalintay Darnayd Ee Ay Qadhaadhayd Halkeed Joogtay”

0

(Berbera news) Guddoomiyaha Ururka Qabyaalad-diidka  Somaliland Cabdirkariin Axmed Moogge, ayaa sharaxay muhiimada uu Muj. Ibraahim Dhagaweyne ugu fadhiyo Somaliland, waxaanu sheegay in Ibraahim Dhagaweyne aanu geyin la dhaliilo, islamarkaana waxa uu tusaale u soo qaatay kaalintii uu kaga jiray halgankii dib u xoraynta Somaliland.

 

Halkan ka daawo warkan oo faah-faahsan

Berbera news.