Ra’ysal wasaaraha dalka Ethiopia Hailemariam Desalegn oo la kulmay Madaxweynaha Somaliland

0

Adisababa(Berbranews)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia waxa uu halkaas kula kulmay Ra’ysal wasaaraha dalka Ethiopia

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu halkaas kula kulmay Ra’ysal wasaaraha dalka Ethiopia Hailemariam Desalegn, iyadoo safarkaasi madaxweynaha uu ku weheliyay guddoomiyaha Xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi.

War ka soo baxay Xafiiska Raysal-wasaaraha Itoobiya oo ay baahisay Wakaallada Dawladda ENA, ayaa lagu sheegay in labada dhinac ka wad ahadleen iskaashiga Ganacsiga, Nabadgelyada, iyo Isticmaalka Dekedda Berbera oo ay dawladda Itoobiya si weyn u danaynayso.image-154-e1477766888796