Salaadiin iyo Odayaal ka digay dabin Djibouti u soo xidhay Ganacsade Axmed Cismaan Geelle

0

Hargeysa (Berberanews):- Salaaddiin iyo odayaasha Axmed-dhagax iyo Balligubadle, ayaa kashifay qorshe ay sheegeen dawladda Somaliland ugu gacangeliso Jamhuuriyadda Djibouti Ganacsade Axmex Cismaan Geelle oo hanti badanna ay dawladda Jabuuti hore ugala wareegtay.

Salaaddiintani waxay baaq iyo digniin u direen Madaxweynaha Somaliland iyo Xukuumaddiisa.

Muuqaalkan hoose ka daawo shir jaraa’id oo ay ku qabteen galabta Hargeysa.