Samia Muse: Murashax Rasmi ah ee u taagan Doorashada Golaha Degaanka ee Helsinki

0

HELSINKI — Waxaa Maanta Sharaf weyn ii ah inaan ka mid Noqday 100 kii Musharax ee laga dhex doortay 138 Musharax, Waxaanan Galay Kaalinta 43 waxaanan helay 7790 cod u Xisbiga SDP Ah labadi doorashu.

Waxaana ahay Murashax Rasmi ah una taagan Doorashada Golaha Degaanka ee HELSINKI u ka dhici Doonta Wadanaka Finland Bisha April 2017 Inshaa Allah .

 

Waxa mahada kuwaad iska leh Allah iyo dhamaan dadkayga aan wada jecelahay iyo ducadiini. Waad Mahadsantihiin dhamaan sida wanaagsan leh aan idiin ka helay dhiirigalinta iyo ducadaba.

samia-mus

Inshaa Allah Waa inoo doorashada April 2017 iyo Xildhibaan Samia Muse