Shirka Samotalis oo Burco ka furmay

0

Burco-(Berberanews)-Magaalada Burco waxa shir uga furmay ergooyin dhaqan oo ka kala socda Beelaha Bariga iyo Galbeedka Gobolkaas, kaasoo hal ku-dhig looga dhigay “SAMOTALIS”.

Shirkan ayaa ah mid ay indhaha siyaasaddu aad ugu foogan yihiin oo xaasaasi ah, laakiinse madaxdhaqameedku waxa ay mar sii horaysay sheegeen in aanu wax xidhiidh ah la lahayn Siyaasadda.

Halkan ka Daawo jawiga Shirku ku furmay: