Shirkii Nabadaynta oo si rasmiya uga furmay Ceelafweyn

0

Ceel-afwayn (Berberanews)- Shirkii nabadaynta beelaha walaalaha ah ee wada dega deegaanka Ceel-afwayn oo uu si habsami leh saaka uga furmay halkaasi, ayaa waxaa goobta shirka soo gaadhay Boqor Cismaan Buurmadow oo shalay ka baaqday imaatinka Madasha.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka