Berbera News | Daily News Update

Allaa Hibada Siiyaye, Siiya Ducada, Madaxwayne Saylici

Hargeysa(Berberanews)Hees cusub oo lagu ammaanayo, looguna ducaynayo Madaxwayne  ku xigeenka Muxtarimka ah ee Jamhuuriyada Somaliland, Mudane C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici). Heestaa oo hadyad looga dhigay Madaxwayne Saylici waxa hal abuuray isla mar ahaantaana laxanka raaciyiya Abwaan Cabdiqani Suldaan Yuusuf (HiilDan), waxa ku luuqaynaya Farxaan Maxamad (Kuuriya), Muisgana waxa raaciyay C/Casiis Halaasi. Dhagaysi iyo dheehasho wacan.

Daawasho wacan