Sirdoonka Qarsoodiga ah ee Dalka Maraykanka (Xogta Dahsoon)

0

Wakiilada sirdoonka qarsoodiga ah ee dalka Maraykanka waxaa u suurogashay inay shacabka Maraykanka iyo  caalamka intiisa kaleba ka qariyaan curyaanimadii ku dhacday madaxweyne Franklin Rosvelt oo uu asiibay cudurka Poli-ada ama dabaysha ee badanaa caruurta haleela.