Siyaasi Dr. Siciid Xaashi Cali Oo Waraysi Xaasaasi Ah Kaga Hadlay Fashilka Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa iyo Hankiisa Siyaasadeed

0
Hargeysa( Berberanews)- Siyaasi Dr. Siciid Xaashi Cali Weyd oo kamida Aqoonyahanka firfircoon ee ku nool caasimada Hargeysa ayaa  waraysi gaara oo uu siinayay Somali Cable Tv ayaa waxa uu kaga hadlay fashilka Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa iyo Hankiisa Siyaasadeed
Halkan Hoose Ka Daawo Warkaas oo dhamaystiran:-