Somaliland: Guddi ku dhawaaqay Sanduuq qaadhaan-uruurin furan

0

Guddi ka kooban Ganacsato iyo culimo awdiin, ayaa ku dhawaaqday bilowga sanduuq ay qayb ka tahay dawladdu oo tabarucaad lagu uruurinayo, kaasoo ay xukuumaddu ku shubtay lacag hal milyan oo dollar ah.

Kulan ay maanta ku qabteen guddidu xarunta rugta Ganacsiga ee Hargeysa, ayaa lagu soo bandhigay meelaha lacagta tabarucaadka ah lagu soo hagaajinayo iyo cida laga doonayo.

Halkan ka daawo Muuqaal: