Somaliland oo digniin u dirtay Somalia

0

Hargeysa-(Berberanews)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa beesha calaamka u sheegtay in aanay wax shaqo ku lahayn doorashooyinka Dalka Soomaaliya .

Dhinaca waxa ay dawladda Soomaaliya uga digtay in ay ka wantoobaan sheegashada dhulka Soomaaliya iyo riyada maalinlaha , waxa sidaa lagu sheegay war-saxafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha debadda Jamhuuriyadda Somaliland oo u dhignaa sidan:,