Somaliland oo ka digtay Roobaab duufaanno wata oo 48ka saacadood ee soo socda la filayo

0

Hargeysa(Berberanews):- Guddoomiyaha Hay’adda U Diyaar-garawga Aafooyinka iyo Kaydka Raashinka Qaranka Somaliland Faysal Cali Sheekh oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa magaalada Hargeysa, ayaa shaaciyey in Roobab Xooggan oo Duufaan wataa da’ayaan maalmaha soo socda, waxaanu digniin u diray dadka ku dhaqan Dhulka Xeebaha ah ee Somaliland, isaga oo xusay inuu duufaankaasi ka soo kici doono JASIIRADDA SUQADARA EE DHINACA YEMEN.

Faysal Cali Sheekh oo Saadaashaas ay ogaadeen, cidda ka caawisay iyo saamaynta laga cabsi qabo inay Roobabka Duufaanta wataa keenaan ka hadlaya, dawladdana baaq u diraya idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-