Berbera News | Daily News Update

Somaliland oo ka digtay roobab dabaylo wata oo ku soo fool leh

Hargeysa (Berberanews)- Wasiirka wasaarada horumarinta beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed ayaa waxaa uu shaaciyey in waaxda Saadaasha Hawda ee Wasaarada Beeruhu ay heshay  xogo sheegaya in bisha 10 ilaa bisha 11 ee sanadkan ay dalka ka da,ayaan roobab dabeylo wata gaar ahaan gobalada bariga Somaliland.

Sidoo kale Wasiir Axmed Muumin Seed ayaa sheegay in maalmaha soo socda guud ahaan dalka laga Dareemi doono kuleyl xad dhaaf ah kuwaas oo ay roobabkuna ay ka danbeyn doonan, Isagoo fariin u diray shacabka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka