Somaliland oo sheegtay inaan waxba iska bedelin xidhiidhkii u dhexeeyay itoobiya

0

Wasiirka Arrimaha dibada ee Somaliland Xaaji Maxamuud Faratoon, ayaa sheegay in aan waxba iska bedelin xidhiidhka wanaagsan ee ka dhexeeya Itoobiya iyo Dalkiisa,