Somaliland wararkii u danbeeyay ee xaaladda Covid-19

0

Hargeysa (Berberanews) Somaliland tirada xannuunka safmareenka ah ee Covid-19 oo maalinba maalinta ka danbeysa sii kordhaysa.

Waxaa ay saaaka wasaaradda horumarinta caafimaadku bulshada la wadaagtayy in 16 kiis oo cusub laga helay.