Tacsi Marxuumad Amaal Cabdiraxmaan

0

INAALILAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN…….
كل نفس ذائقة الموت
Waxaa taariikhdu markay ahayd 16/03/2020 ku geeryootay Caasimada Hargaysa Allah ha u naxariistee Marxuumad (Amaal Cabdiraxman Cadaani), Halkan waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Cabdiqaadir Cali X. Cabdi (Cabdiqaadir Dhegoqool) oo marxuumadu ahayd xaaskiisa iyo dhamaan ilma Cali Xaaji Cabdi , waxaan sidoo kale ka tacsiyadeenayaa dhamaan qoyska Iyo qaraabada Ilma Cabdiraxman Cadaani.
Waxaan ilaahay ugu baryayaa inuu naxariistiisa Janatul fardawsa ka waraabiyo , Samir iyo iimaana ilaahay ka siiyo

Aamiiin….. Aamiiin……

? Xasan X. Maxamud Warsame (Xasan Gadhwayne)