Tacsi Tiiraanyo Leh

0


1.     Mustafe Maxamed Cabdi Janaale

2.     Aadan Xasan mataan iyo xaaskiisa

3.     Profesor Khadar cabdiraxaman

4.     Cabdiqadir xasan Mataan iyo xaaskiisa

5.     Cabdiraxman Faarax Jaamac

6.     Maxamed Xasan Maxamed iyo xasaskiisa

7.     Cumar Cismaan Taani

8.     Cabdiqadir Dhamal Xasan

9.     Axmed Shiine

10.                        Cabdicasiis Axmed Muuse

11.                        Axmed cismaan Taani

12.                        Axmed Ducaale Warsame

13.                        Axmed Yasiin Sh Cumar

14.                        Profesor Khadar cabdiraxamn

15.                        Professor  cabdixakiim Yusuf Kheyre

16.                         Yusuf Cismaan Garas

Anagoo ah dhamaan asxaabta kor ku xusan, waxaanu ka tacsiyadeyneynaa saaxibkayo  professor Maxamed Cabdilaahi Ducaale geerida naxdinta leh eek u timid Xaaskiisa Marwo Nimco Ismaciil Mataan, oo Aabaheed Marxuum Ismaciil Mataan Seed uu saaka ku geeriyoodey Magaalada hargeysa, 9:30 subaxnimo,  saladii casarna lagu aasey Xabaalaha Xeedho ee Magaaalada Hargeysa; waxaanu ilaahey uga baryeynaaa  marxuumka inuu   naxariistii jano ka waraabiyo, saaxibkayo Maxamed  iyo Xaaskiisana marwo Nimco iyo dhamaan qoyska reer Mataan Seed, inuu ilaahey samir iyo iiman ka siiyo