Taliska Booliska Oo Ka Hadlay Falalka Sixirka Ee Dalka Ku Soo Badanaya

0

 (Berbera news) Taliska guud ee Ciidamada Booliska Somaliland oo maanta warfidiyeenada kula hadlayey magaalada Hargeysa,  ayaa ka hadlay falal mudooyinkii u danbeeyey kusoo badanayey Somaliland isla markaana lagu sirxayey laguna afduubanayey caruur iyo gabdho dhalinyaro ah.

Waxaana ay Taliska Boolisku sidoo kalena ka hadleen dad loo xidh-xidhay falalkan iyaga oo sheegay in ay wadaan baadhis.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan.

Berbera news.