Taliska Booliska Somaliland muxuu ka yidhi xadhigga Ramaax?

0

Hargeysa, (Berberanews)-Taliska Bilayska Somaliland, ayaa sheegay in siyaasi Ramaax oo ah Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee UCID loo xidhay in Gudoomiyaha Baarlamaanka ku eedeeyey inuu xidhiidh la leeyahay dawladda Soomaaliya.

Waxaase xusid mudan in Somaliland marar kale duwan hogaamiye xisbi ama masuul xukuumadda ka tirsan lagu eedeeyo in uu xidhiidh hoose la leeyahay Soomaliya.