Taliyaha Qaybta Saddexaad ee Ciidanka Qaranka Somaliland oo oo ka hadlay Carre oo soo galay Sanaag

0

Ceerigaabo (Berberanews)- Taliyaha qaybta sadexaad ee Ciidanka Qaranka Somaliland ee Gobolka Sanaag Gaashaanle sare Faysal Cabdi Bootaan oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Ceerigaabo, ayaa ka hadley Jabhada uu hogaamiyo Kornayl Caarre oo soo gaadhay qaar ka mida deegaanada bariga gobolka Sanaag.

Waxa uu sidoo kale Taliyuhu sheegay in markii ay ogaadeen imaatinka Caarre ay gaadheen deegaanadaasi islamarkaana uu firxad kaga baxay deegaanadaasi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka