Tirada dhimashada iyo dhaawaca ka dhashay qarax ka dhacay Muqdisho

0

Muqdisho-(Berberanews)-Ugu yaraan afar ruux ayaa ku dhintay toban kalena way ku dhaawacantay qarax lagu badhtilmaameedsaday makhaayad mashquul ah oo Muqdisho ku taalla, sida uu BBC-da u sheegay qof goob jooge ah.

Qaraxa ayaa loo adeegsaday baabuur waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay.

Illaa iyo hadda ma jiro koox sheegatay in ay ka dambaysay weerarkaas.

Laakiin ururka Al shabaab ayaa weeraro iyo qaraxyo ka gaysta magaala Muqdisho.

Faahfaahinta dib ayaan ka soo dheegi doonaa.