Tirada iyo magacyada Masuulliyiinta Qaaddacay xilalkii Madaxweynuhu u magacaabay

0

Tiradda Madaxwayne Siiraanyo Xalayto Xilalka U Magacaabay Ee Ku Gacan Saydhay Oo Sii Kordhaysa Iyo Inta Imika La Hubo Iyo Xilalkay Ka Cudurdaarteen.

1= Maxamed Axmed Caalin Tiimbaro “Guddoomiyaha Maroodi-Jeex

2= C/Fataax Siciid Axmed Guuleed “Safiirka Jabuuti”

3= Khadar X Yuusuf C/Laahi “Wasiirka Dhaqanka Iyo Dalxiiska”

4= Cali Maxamed Warancade,” La Taliyaha Gaarka Ah Ee Madaxwaynaha.