Togdheer: Shan carruur ah oo ku geeriyooday Bali-dhiig

0

Togdheer-(Berberanews)- Shan Caruur ah ayaa u geeriyoodey xanuun aan la aqoonsan Degmada Bali-dhiig oo ka tirsan Gobolka Togdheer, halka tiro kalena ay ka ildaranyihiin.

daawo macluumaadka warkan oo dhammaystiran.