Urur-goboleedka IGAD oo walaac ka muujiyay markab shiid oo ku xanniban Badda cas

0

HARGAYSA(Berberanews)- Urur goboleedka Igad ayaa walaac ka muujiyay markab shidaal oo laga leeyahay dalka yemen oo mudo ku sugan biyaha bada cas kaasi oo laga casbi qabo in uu biyaha bada ku daadiyo saliid taasi oo halis ku ah wadamada kulaalaya bada cas iyo saxada deegaanka.