Ururka Qareennada Somaliland oo cambaareeyay xadhigga xubin ka tirsan

0

Hargeysa (Berberanews)- Guddoomiyaha ururka qareenada Somaliland oo ay weheliyaan xubno ka mid ah ururka qareenada ayaa si adag uga hadley una cabaareeyeen xadhig ciidamada Boolisku kula kaceen Cabdiraxmaan Cali Maxamed oo mid ka tirsan ururka qareenada.