Waa maxay sababta Madaxweyne Biixi ugu amaanay Wasiir Sacad wareejinta Dekedda Berbera?

0

Madaxweynaha Somaliland, ayaa maanta xaflad loo qabtay qalab cusub oo shirkadda DP World keentay Dekedda Berbera ayaa ammaan kula dul kufay Wasiirka Maaliyadda Somaliland Dr. SacadCali Shire oo uu sheegay inuu qayb weyn ku lahaa wareejinta Dekedda Berbera.