Berbera News | Daily News Update

“Waddani wuxuu caddaynayaa inaanu marnaba aqbali doonin doorasho xaaraan ah oo Xisbiga Kulmiye dabada ka riixayo” Warsaxaafadeed

Hargeysa (Berberanews)- Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa goor dhawayd waxa uu war-saxafadeed ka soo saareen heshiiskii maalintii shalayd ahayd ay wada gaadheen Xisbiyada Kulmiye iyo Ucid ee ku aadanaa arimaha doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka.

 

Halkan hoose ka akhriso war-saxaafadeedka