War-murtiyeed laga soo saaray shirkii Djibouti

0

War-murtiyeed ayaa laga soo saaray xidhitaanka wejiga koowaad ee shirka wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya qodobada ugu madana waxa ka mid ah;
– Madaxweynayaashu waxay isla garteen in Guddi farsamo xubnaheeda ka kala imanayaan labada ergo inay sii wadaan wadahadallada iyo inay dabagal ku sameeyaan arrimaha aan fulin ee hore loogu heshiiyey.
– Labada dhinac waxay isku raaceen in aan la siyaasadayn taageerada horumarka iyo maalgashiga.
– Shirku waxa uu soo jeediyey in xarunta kulamada Guddiga Farsamo noqoto Jabuuti.
HALKAN hoose ka akhriso war-murtiyeedka oo dhammaystiran.