Wararkii u danbeeyay ee Xanuunka Covid-19 ee Somaliland

0

Hargeysa (Berberanews) Saddex kiis oo cusub ayaa laga helay Somaliland,  sida ay caddaysay wasaaradda horumarinta caafimaadka Somaliland, iyada oo dadka ilaa hadda wadarta guud ee xannuunka Covid-19 laga helay ay yihiin 43 qof.

Dadkan laga helay ayaa laba kamid ahi yihiin lab, halka midka kalena dhedig yahay.

waxa ka bogsaday xanuunkan saddex  qof oo hore xanuunkan looga helay.