Wasaarada Biyaha Oo Dayactir ku samaysay Dhaam Biyood Ku Yaalay Deegaanka Yiroowe ee Gobolka Togdheer

0

Waxaan maanta Dayactir iyo Dib u Habayn Wayn ku samaynay dhaam wayn oo ku yaala Gobolka togdheer gaar ahaan tuulada Yaroobe .

kaas oo ay gaadhsiiyeen roobabakii Waawaynaa ee ka da ay gobolka khasaare fara badan.

waxaana iska kaa shaday Fullinta Hawshaa Wasaarada Horimarrinta biyaha iyo Hayada UNDP