Wasaaradda Tamarta oo amarro ku soo rogtay shirkadaha korontada

0

Hargeysa (Berberanews) War saxaafaddeed ka soo baxay xafiiska wasiirka wasaaradda tamarta iyo macdanta Somaliland, mudane Jaamac Xaaji Maxamuud Cigaal, ayaa amar dul dhigay qaar ka mida shirkaddaha korontadda ee waddanka ka hawl galla.

Halkan ka Daawo