Wasiir Cadaani Oo Fariin Hanjabaad Ah U Diray Idaacadda BBC-da

0

(Berbera news)  Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Cadaani), ayaa baaq hanjabaad ah u diraylaanta afka Somaliga ah ee Idaacada BBC-da .

Wasiir Cadaani ayaa u Idaacada BBC-da uu ku eedeyey in ay tahay mid aan dhex ka aheyn arimaha dalka Somaliya iyo Somaliiland isla markaana u jan jeedha dhinaca dalka Somaliya oo uu ku tilmaamay in aad moodo in ay tahay warbaahin laga maamulo dalka Somaliya .

Halkan ka daawo warkan faah-faahinta warkan.

Berbera news.