Wasiir Guri-barwaaqo oo ka hadlay dab qabsaday qayb kamid ah wasaaradda Warfaafinta

0

Hargeysa(Berberanews):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Cabdiramxaan Cabdillaahi Faarax (Guri-barwaaqo), ayaa ka hadlay dab fiidkii caawa ka qabsaday waaxda is-gaadhsiinta ee wasaaraddaas, waxaanu ka warramay sida dabkaasi u dhacay, khasaaraha ka dhashay iyo baadhis ay wadaan hay’adaha ammaanku.

Wasiir Guribarwaaqo hadalkiisa, dabkaasi siduu u dhacay iyo masuuliyiin kala duwan oo goobtaas gaadhay-ba, warbixintooda waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-