Wasiirka Arrimaha Debedda Somaliland oo ka hadlay lacag Somalia ugu deeqday

0

Hargeysa (Berberanews)- Wasiirka arimaha dibada Somaliland dr. Sacad Cali Shire ayaa waxaa uu ka hadley lacag ay dawlada Soomaaliya dhawaan ugu deeqday dadka ay duufaantii ku dhufatey waxaana uu sheegay in ay lacagtaas qaadanayaan, soona dhaweynayaan cid kasta oo arintaas ka caawineysa.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka