Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo dhagax-dhigay garoonka diyaaraha Laascaanood

0

Laascaanood (Berberanews)- Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo ay weheliyaan Wasiirka Biyaha, Maamulka gobolka Sool ayaa maanta dhagax dhigay wadada garoonka diyaaradaha Madaarka Laascaanood.